بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
هَلۡ أَتَىٰكَ حَدِيثُ ٱلۡغَٰشِيَةِ ١Ma ku soo gadhay Qiyaamada warkeedii وُجُوهٌ يَوۡمَئِذٍ خَٰشِعَةٌ ٢Wajiyaal Maalintaas way dullaysnaan عَامِلَةٌ نَّاصِبَةٌ ٣Waxayna qaban Shaqo dhib ah تَصۡلَىٰ نَارًا حَامِيَةً ٤Waxayna gali Naar kulul تُسۡقَىٰ مِنۡ عَيۡنٍ ءَانِيَةٍ ٥Waxaana laga waraabin il kulayl daran لَّيۡسَ لَهُمۡ طَعَامٌ إِلَّا مِن ضَرِيعٍ ٦Wax cunto ahna kama helaan oon ahayn cunno xun (oo wax dhibta) لَّا يُسۡمِنُ وَلَا يُغۡنِي مِن جُوعٍ ٧Taasoon waxna cayilinhaynin Gaajana wax ka taraynin وُجُوهٌ يَوۡمَئِذٍ نَّاعِمَةٌ ٨Wajiyaalna maalintaas way Nicmaysnaan (Waa mu'miniinta) لِّسَعۡيِهَا رَاضِيَةٌ ٩Waxayna ka raalli noqotay camalkeedii فِي جَنَّةٍ عَالِيَةٍ ١٠Janno sarana way gali لَّا تَسۡمَعُ فِيهَا لَٰغِيَةً ١١Kumana maqasho Jannada hadal macna darro فِيهَا عَيۡنٌ جَارِيَةٌ ١٢Waxaana ah dhexdeed il socota فِيهَا سُرُرٌ مَّرۡفُوعَةٌ ١٣iyo Sariiro la koryeelay وَأَكۡوَابٌ مَّوۡضُوعَةٌ ١٤Iyo koobab la hor dhigay (ehlu Jannaha) وَنَمَارِقُ مَصۡفُوفَةٌ ١٥Iyo Barkimooyin la safay وَزَرَابِيُّ مَبۡثُوثَةٌ ١٦Iyo gogol la fidiyay أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى ٱلۡإِبِلِ كَيۡفَ خُلِقَتۡ ١٧Miyayna fiirinaynin sida Deela loo abuuray وَإِلَى ٱلسَّمَآءِ كَيۡفَ رُفِعَتۡ ١٨Iyo sida Samada loo koryeelay وَإِلَى ٱلۡجِبَالِ كَيۡفَ نُصِبَتۡ ١٩Iyo sida Ruuraha loo taagay وَإِلَى ٱلۡأَرۡضِ كَيۡفَ سُطِحَتۡ ٢٠Iyo sida dhulka loo fidiyay فَذَكِّرۡ إِنَّمَآ أَنتَ مُذَكِّرٌ ٢١Ee Waani dadka waxaad tahay waaniyee (Nabiyow) لَّسۡتَ عَلَيۡهِم بِمُصَيۡطِرٍ ٢٢Mana tihid mid xoog ku leh (qasab) إِلَّا مَن تَوَلَّىٰ وَكَفَرَ ٢٣Hase yeeshee Ruuxii xaqa ka jeedsada oo Gaalooba (ku soo celi xaqa) فَيُعَذِّبُهُ ٱللَّهُ ٱلۡعَذَابَ ٱلۡأَكۡبَرَ ٢٤Eebana wuu caddibi Caddibaadda u wayn إِنَّ إِلَيۡنَآ إِيَابَهُمۡ ٢٥Xagganagayna u soo noqon (khalqigu) ثُمَّ إِنَّ عَلَيۡنَا حِسَابَهُم ٢٦Annagaana xisaabin