ملة الإسلام

السورة 89 · 30 آية · Mahmud Muhammad Abduh

سورة الفجر باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة الفجر (1,345 قارئاً)
مكيةسورة الفجر٣٠ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلۡفَجۡرِ ١Eebe wuxuu ku dhaartay Waabariga وَلَيَالٍ عَشۡرٍ ٢Iyo Habenanada Tobanka ah (Arrafo) وَٱلشَّفۡعِ وَٱلۡوَتۡرِ ٣Iyo Tirada siman iyo tan is dheer وَٱلَّيۡلِ إِذَا يَسۡرِ ٤Iyo Habeenku markuu tagayu هَلۡ فِي ذَٰلِكَ قَسَمٌ لِّذِي حِجۡرٍ ٥Miyayna arrintaasu ahayn wax loogu dhaarto Qof caqli leh أَلَمۡ تَرَ كَيۡفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِعَادٍ ٦Ma ku soo Gaadhay sida Eebahaa ku falay Caad إِرَمَ ذَاتِ ٱلۡعِمَادِ ٧Ee ahaa Irama xooggana lahaa ٱلَّتِي لَمۡ يُخۡلَقۡ مِثۡلُهَا فِي ٱلۡبِلَٰدِ ٨Wax la mid ahna aan iugu abuurin dhulka وَثَمُودَ ٱلَّذِينَ جَابُواْ ٱلصَّخۡرَ بِٱلۡوَادِ ٩Iyo Thamuud-kii ahaa dhagaxa kuwa ku jarjara Waadiga وَفِرۡعَوۡنَ ذِي ٱلۡأَوۡتَادِ ١٠lyo Fircoonkii dhakawyada lahaa ٱلَّذِينَ طَغَوۡاْ فِي ٱلۡبِلَٰدِ ١١kuwiina ahaa ku xadgudbay dhulka فَأَكۡثَرُواْ فِيهَا ٱلۡفَسَادَ ١٢Kuna badiyay dhexdiisa fassaadka فَصَبَّ عَلَيۡهِمۡ رَبُّكَ سَوۡطَ عَذَابٍ ١٣Markaasaana Eeba ku shubay Caddibaad daran إِنَّ رَبَّكَ لَبِٱلۡمِرۡصَادِ ١٤Maxaayeelay Eebe waa u darbanyahay (abaalmarinta) فَأَمَّا ٱلۡإِنسَٰنُ إِذَا مَا ٱبۡتَلَىٰهُ رَبُّهُۥ فَأَكۡرَمَهُۥ وَنَعَّمَهُۥ فَيَقُولُ رَبِّيٓ أَكۡرَمَنِ ١٥Marks Eebe Dadka imtixaano xoolana ugu nicmeeyo wuxuu dhihi (kan xun) waa lai sharrifay (isagoo faani) وَأَمَّآ إِذَا مَا ٱبۡتَلَىٰهُ فَقَدَرَ عَلَيۡهِ رِزۡقَهُۥ فَيَقُولُ رَبِّيٓ أَهَٰنَنِ ١٦Haddiise Eebe imtixaano oo Xoolaha ku yareeyo wuxuu dhihi Eebaa i dulleeyay كـَلَّاۖ بَل لَّا تُكۡرِمُونَ ٱلۡيَتِيمَ ١٧Saas ma aha ee waxaydaan dhaqaalaynayn Agoonka وَلَا تَحَٰٓضُّونَ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلۡمِسۡكِينِ ١٨Mana fartaan in masaakiinta wax la siiyo وَتَأۡكُلُونَ ٱلتُّرَاثَ أَكۡلًا لَّمًّا ١٩Waxaadna aad u cuntaan dhaxal xaq darro وَتُحِبُّونَ ٱلۡمَالَ حُبًّا جَمًّا ٢٠Xoolahana waxaad u jeceshihiin si daran كـَلَّآۖ إِذَا دُكَّتِ ٱلۡأَرۡضُ دَكًّا دَكًّا ٢١Saas ma aha ee marka dhulka la burburiyo وَجَآءَ رَبُّكَ وَٱلۡمَلَكُ صَفًّا صَفًّا ٢٢Eebe iyo Malaguna la yimaaddo amarkiisa Malaa'igtoo safan وَجِاْيٓءَ يَوۡمَئِذِۭ بِجَهَنَّمَۚ يَوۡمَئِذٍ يَتَذَكَّرُ ٱلۡإِنسَٰنُ وَأَنَّىٰ لَهُ ٱلذِّكۡرَىٰ ٢٣Naarta Jahannamana Maalintaas la keeno, Dadku waxay xusuusan waxay faleen, Maxayse xusuusi tari يَقُولُ يَٰلَيۡتَنِي قَدَّمۡتُ لِحَيَاتِي ٢٤Waxay dhihi shallaytee maan wanaag hormarsado فَيَوۡمَئِذٍ لَّا يُعَذِّبُ عَذَابَهُۥٓ أَحَدٌ ٢٥Malintaas sida Eebe wax ruux u Cadaabi ma jiro وَلَا يُوثِقُ وَثَاقَهُۥٓ أَحَدٌ ٢٦Wax sida Eebe wax u xidhina ma jiro يَٰٓأَيَّتُهَا ٱلنَّفۡسُ ٱلۡمُطۡمَئِنَّةُ ٢٧Naftase xaqa rumaysay ee Xasillooneey ٱرۡجِعِيٓ إِلَىٰ رَبِّكِ رَاضِيَةً مَّرۡضِيَّةً ٢٨U noqo Eebaha adoo raalli ah lagana raalli noqday فَٱدۡخُلِي فِي عِبَٰدِي ٢٩dhexgalna Addoomadayda (wanaagsan) وَٱدۡخُلِي جَنَّتِي ٣٠Galna Jannadayda

الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.