بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡمُدَّثِّرُ ١(Nabiga) Isadadayow قُمۡ فَأَنذِرۡ ٢Istaag oo dig وَرَبَّكَ فَكَبِّرۡ ٣Eebahaana waynee وَثِيَابَكَ فَطَهِّرۡ ٤Dharkaagana daahiri وَٱلرُّجۡزَ فَٱهۡجُرۡ ٥Xumuuntana ka hijroo (iyo Sanamyada) وَلَا تَمۡنُن تَسۡتَكۡثِرُ ٦Hana ku mannaysan Adoo Badsan (waxaad Bixisay) وَلِرَبِّكَ فَٱصۡبِرۡ ٧Eebahaa Dartiisna u Samir فَإِذَا نُقِرَ فِي ٱلنَّاقُورِ ٨Marka Suurka (yiaame) la Afuufo فَذَٰلِكَ يَوۡمَئِذٍ يَوۡمٌ عَسِيرٌ ٩Maalintaasu waa maalin ku Daran عَلَى ٱلۡكَٰفِرِينَ غَيۡرُ يَسِيرٍ ١٠Gaalada oon u Fududayn ذَرۡنِي وَمَنۡ خَلَقۡتُ وَحِيدًا ١١Isukaanna daa Aniga iyo kaan Abuuray isaga oo kaligiisa وَجَعَلۡتُ لَهُۥ مَالًا مَّمۡدُودًا ١٢Una yeelay Xoolo Badan وَبَنِينَ شُهُودًا ١٣Iyo Wilaal Jooga oo «Darban» وَمَهَّدتُّ لَهُۥ تَمۡهِيدًا ١٤Aan una waasiciyay Risqiga ثُمَّ يَطۡمَعُ أَنۡ أَزِيدَ ١٥Oo haddana sii damci inaan u Badiyo كـَلَّآۖ إِنَّهُۥ كَانَ لِأٓيَٰتِنَا عَنِيدًا ١٦Saas ma aha, ee kaas wuxuu diiday Aayaadkannaga سَأُرۡهِقُهُۥ صَعُودًا ١٧Waxaana ku kalligi (Ku Dhibi) Cadaab daran إِنَّهُۥ فَكَّرَ وَقَدَّرَ ١٨Gaalkaasu wuu Fikiray waxbuuna Goostay فَقُتِلَ كَيۡفَ قَدَّرَ ١٩Waxaana loo Lacnaday Siduu wax u goostay ثُمَّ قُتِلَ كَيۡفَ قَدَّرَ ٢٠Haddana waxaa loo Lacnaday siduu wax u goostay ثُمَّ نَظَرَ ٢١Kadib wuxuu eebay (si uu Quraanka u wax yeeleeyo) ثُمَّ عَبَسَ وَبَسَرَ ٢٢Wuuna Waji Macbuusay oo Uruuriyay ثُمَّ أَدۡبَرَ وَٱسۡتَكۡبَرَ ٢٣Markaasuu jeedsaday oo is Kibriyay فَقَالَ إِنۡ هَٰذَآ إِلَّا سِحۡرٌ يُؤۡثَرُ ٢٤Isagoo Dhihi quraankani ma aha waxaan sixir la soo Guuriyay ahayn إِنۡ هَٰذَآ إِلَّا قَوۡلُ ٱلۡبَشَرِ ٢٥quraankani ma aha waxaan hadal Bashar ahayn سَأُصۡلِيهِ سَقَرَ ٢٦waxaannu galin kaas (Naarta) saqara وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا سَقَرُ ٢٧Ma taqaannaa Naarta Saqara لَا تُبۡقِي وَلَا تَذَرُ ٢٨Hilib iyo laf midna ma Reebto لَوَّاحَةٌ لِّلۡبَشَرِ ٢٩waxayna Doorisaa jidhka (oy Gubtaa) عَلَيۡهَا تِسۡعَةَ عَشَرَ ٣٠waxaana kor jooga (ka shaqeeya) sagaal iyo toban malag (ama saf) وَمَا جَعَلۡنَآ أَصۡحَٰبَ ٱلنَّارِ إِلَّا مَلَٰٓئِكَةًۖ وَمَا جَعَلۡنَا عِدَّتَهُمۡ إِلَّا فِتۡنَةً لِّلَّذِينَ كَفَرُواْ لِيَسۡتَيۡقِنَ ٱلَّذِينَ أُوتُواْ ٱلۡكِتَٰبَ وَيَزۡدَادَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ إِيمَٰنًا وَلَا يَرۡتَابَ ٱلَّذِينَ أُوتُواْ ٱلۡكِتَٰبَ وَٱلۡمُؤۡمِنُونَ وَلِيَقُولَ ٱلَّذِينَ فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ وَٱلۡكَٰفِرُونَ مَاذَآ أَرَادَ ٱللَّهُ بِهَٰذَا مَثَلًاۚ كَذَٰلِكَ يُضِلُّ ٱللَّهُ مَن يَشَآءُ وَيَهۡدِي مَن يَشَآءُۚ وَمَا يَعۡلَمُ جُنُودَ رَبِّكَ إِلَّا هُوَۚ وَمَا هِيَ إِلَّا ذِكۡرَىٰ لِلۡبَشَرِ ٣١Ugama Aannaan yeelin naarta kuwa ka shaqeeya malaa'ig, tirana uma aannaan yeelin inay Gaaladu ku fidnoobaan Mooyeen, iyo inay yaqiin sadaan kuwa Kitaabka la siiyay, iyo inay kordhistaan kuwii xaqa Rumeeyay Iimaan, ayna shakiyiinna kuwii Kitaab- ka la siiyay iyo Mu'miniintu, iyo inay Dhahaan kuwa Qalbiga ka buka iyo Gaaladu Eebe muxuu uga Jeedaa Tusaalahan, saasaa Eebe u dhumiyaa Ruuxuu Doono, una Hanuuniyaa Ruuxuu Doono, wax og junuuda Eebe oon isaga Ahaynna ma jiro, waxaan la soo Sheegayna ma aha waano Dadka Mooyee كـَلَّا وَٱلۡقَمَرِ ٣٢Waxaa sugan dayaxa ku Dhaartaye وَٱلَّيۡلِ إِذۡ أَدۡبَرَ ٣٣Iyo Habeenku Markuu Jeedsado وَٱلصُّبۡحِ إِذَآ أَسۡفَرَ ٣٤Iyo Subaxu markuu iftiimo إِنَّهَا لَإِحۡدَى ٱلۡكُبَرِ ٣٥Ee Naarta Saqara waa waxyaalaha waawayn Midkood (Balaayooyinka) نَذِيرًا لِّلۡبَشَرِ ٣٦Waana Digniinta Dadka لِمَن شَآءَ مِنكُمۡ أَن يَتَقَدَّمَ أَوۡ يَتَأَخَّرَ ٣٧Ruuxii Doona inuu Hormaro, iyo Ruuxii Doona inuu dib dhaco, (waa Loodigay) كُلُّ نَفۡسِۭ بِمَا كَسَبَتۡ رَهِينَةٌ ٣٨Naf walba waxay u xidhantahay waxay Camal fashay إِلَّآ أَصۡحَٰبَ ٱلۡيَمِينِ ٣٩Hase yeeshee kuwa Midigta mari (Ehlu khayrka) فِي جَنَّٰتٍ يَتَسَآءَلُونَ ٤٠Waxay gali Jannooyin, waxayna iswaydiin عَنِ ٱلۡمُجۡرِمِينَ ٤١Dambiilayaasha مَا سَلَكَكُمۡ فِي سَقَرَ ٤٢Iyagoo ku dhihi Maxaa idin Galiyay Naarta saqara قَالُواْ لَمۡ نَكُ مِنَ ٱلۡمُصَلِّينَ ٤٣Waxayna ugu Jawabi ka mid ma'aannaan ahayn kuwa Tukada وَلَمۡ نَكُ نُطۡعِمُ ٱلۡمِسۡكِينَ ٤٤Mana aannaan ahayn kuwa Quudiya Miskiinka وَكُنَّا نَخُوضُ مَعَ ٱلۡخَآئِضِينَ ٤٥Waxaana ahayn kuwa la dhumbada kuwa xumaanta Dumban وَكُنَّا نُكَذِّبُ بِيَوۡمِ ٱلدِّينِ ٤٦Waxaana ahayn kuwa beeniya Maalinta Abaalmarinta (Qiyaamada) حَتَّىٰٓ أَتَىٰنَا ٱلۡيَقِينُ ٤٧Ilaa ay Dhabtu Nooga Timaado (Geeridu) فَمَا تَنفَعُهُمۡ شَفَٰعَةُ ٱلشَّٰفِعِينَ ٤٨Ma anfacayso kuwaas Shafeecada kuwa Shafeeca فَمَا لَهُمۡ عَنِ ٱلتَّذۡكِرَةِ مُعۡرِضِينَ ٤٩Maxaase u sugnaaday iy waanada uga Jeedsadaan كَأَنَّهُمۡ حُمُرٌ مُّسۡتَنفِرَةٌ ٥٠ood u moodaa Dameero Diday فَرَّتۡ مِن قَسۡوَرَةِۭ ٥١oo ka Cararay libaax بَلۡ يُرِيدُ كُلُّ ٱمۡرِيٍٕ مِّنۡهُمۡ أَن يُؤۡتَىٰ صُحُفًا مُّنَشَّرَةً ٥٢Haddana wuxuu dooni midkasta oo ka mida warqado Qoran (kitaab) كـَلَّاۖ بَل لَّا يَخَافُونَ ٱلۡأٓخِرَةَ ٥٣Saas ma aha Ee kama yaabayaan Aakhiro كـَلَّآ إِنَّهُۥ تَذۡكِرَةٌ ٥٤Waxaa sugan in Quraanku waana yahay فَمَن شَآءَ ذَكَرَهُۥ ٥٥Ruuxii Doona yaana waantoobi وَمَا يَذۡكُرُونَ إِلَّآ أَن يَشَآءَ ٱللَّهُۚ هُوَ أَهۡلُ ٱلتَّقۡوَىٰ وَأَهۡلُ ٱلۡمَغۡفِرَةِ ٥٦Mana Waantoobayaan in Eebe Doona Mooyee, Eebana wuxuu mutaa in laga Dhawrsado, wuxuuna Ehel u yahay inii Dambi Dhaafo