ملة الإسلام

السورة 78 · 40 آية · Mahmud Muhammad Abduh

سورة النبأ باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة النبأ (1,427 قارئاً)
مكيةسورة النبأ٤٠ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

عَمَّ يَتَسَآءَلُونَ ١Maxay iska waydiinayaan (Gaaladu) عَنِ ٱلنَّبَإِ ٱلۡعَظِيمِ ٢Warkii waynaa xaggiisa (Qiyayaamada ama Quraanka) ٱلَّذِي هُمۡ فِيهِ مُخۡتَلِفُونَ ٣Ay isku diiddanaayeen كـَلَّا سَيَعۡلَمُونَ ٤Saas ma aha ee way ogaan donaan ثُمَّ كـَلَّا سَيَعۡلَمُونَ ٥Haddana way ogaandoonaan (wa xa ka dhaca) أَلَمۡ نَجۡعَلِ ٱلۡأَرۡضَ مِهَٰدًا ٦Miyaannaan Dhulka gogol ka yeelin وَٱلۡجِبَالَ أَوۡتَادًا ٧Buurahana Rukummo (ka yeelin) وَخَلَقۡنَٰكُمۡ أَزۡوَٰجًا ٨Miyannaan idinka Abuurina Noocyo وَجَعَلۡنَا نَوۡمَكُمۡ سُبَاتًا ٩Miyannaan Hurdada Raaxo idiinka dhigin وَجَعَلۡنَا ٱلَّيۡلَ لِبَاسًا ١٠Miyaannaan Habeenka asturaal idiinka dhigin وَجَعَلۡنَا ٱلنَّهَارَ مَعَاشًا ١١Miyaannaan Maalinta waqti shaqo idiinka dhigin وَبَنَيۡنَا فَوۡقَكُمۡ سَبۡعًا شِدَادًا ١٢Korkiinna miyaannaan ka dhisin Tooddoba xoog leh وَجَعَلۡنَا سِرَاجًا وَهَّاجًا ١٣Miyaannaan dhexdeeda yeelin Sirraad aad u ifi (Qorraxda) وَأَنزَلۡنَا مِنَ ٱلۡمُعۡصِرَٰتِ مَآءً ثَجَّاجًا ١٤Waxaan idiinka soodajinnay daruuraha biyo badan لِّنُخۡرِجَ بِهِۦ حَبًّا وَنَبَاتًا ١٥Si aan ugu soo bixinno Midho iyo Daaq وَجَنَّٰتٍ أَلۡفَافًا ١٦Iyo Beero kulansan (badan) إِنَّ يَوۡمَ ٱلۡفَصۡلِ كَانَ مِيقَٰتًا ١٧Maalinta kalabuxu waxay leedahay waqtu go'an يَوۡمَ يُنفَخُ فِي ٱلصُّورِ فَتَأۡتُونَ أَفۡوَاجًا ١٨Waana Maalinta Suurka la afuufi ood u imanaysaan Kooxo وَفُتِحَتِ ٱلسَّمَآءُ فَكَانَتۡ أَبۡوَٰبًا ١٩Samadana waa la furi waxayna yeelan Albaabo وَسُيِّرَتِ ٱلۡجِبَالُ فَكَانَتۡ سَرَابًا ٢٠Buurahana waa la kaxayn waxayna noqon Dhalanteed إِنَّ جَهَنَّمَ كَانَتۡ مِرۡصَادًا ٢١Naarta Jahannamana waxay u darbantahay لِّلطَّٰغِينَ مَـَٔابًا ٢٢(Gaalada) Xadgudbay meelay u noqdaan لَّٰبِثِينَ فِيهَآ أَحۡقَابًا ٢٣Waxayna ku nagaan Dhexdeeda Sanooyin لَّا يَذُوقُونَ فِيهَا بَرۡدًا وَلَا شَرَابًا ٢٤Mana ku dhadhamiyaan dhexdeeda qabaw (ama Hurdo) ama Cabbid midna إِلَّا حَمِيمًا وَغَسَّاقًا ٢٥Waxaan ahayn biyo kulul iyo Dhacaanka (ehlu Naarka) جَزَآءً وِفَاقًا ٢٦Waxaana lagu abaalmariyay si waafaqsan Camalkoodii إِنَّهُمۡ كَانُواْ لَا يَرۡجُونَ حِسَابًا ٢٧Waxayna ahaayeen kuwa aan ka yaabaynin xisaab وَكَذَّبُواْ بِـَٔايَٰتِنَا كِذَّابًا ٢٨Waxayna beeniyeen Aayaadkannaga وَكُلَّ شَيۡءٍ أَحۡصَيۡنَٰهُ كِتَٰبًا ٢٩Wax walbana waxaan ku koobnay Kitaab فَذُوقُواْ فَلَن نَّزِيدَكُمۡ إِلَّا عَذَابًا ٣٠Ee dhadhamiya Caddibaad Gaalooy waxaan caddibaad ahayn idiin kordhinmaynee إِنَّ لِلۡمُتَّقِينَ مَفَازًا ٣١Kuwa Eebe ka dhawrsada waxay leeyihiin liibaan حَدَآئِقَ وَأَعۡنَٰبًا ٣٢Beero iyo Cinabyana way heli وَكَوَاعِبَ أَتۡرَابًا ٣٣Waxayna Guursan Haween da'yar oo isle eg وَكَأۡسًا دِهَاقًا ٣٤Waxayna heli Cabbid wanaagsan لَّا يَسۡمَعُونَ فِيهَا لَغۡوًا وَلَا كِذَّٰبًا ٣٥Jannada kuma dhexmaqlaan hadal macna la'aan ah iyo is beenin midna جَزَآءً مِّن رَّبِّكَ عَطَآءً حِسَابًا ٣٦Waa abaalmarin Eebe uu siiyay oo ku filan رَّبِّ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَمَا بَيۡنَهُمَا ٱلرَّحۡمَٰنِۖ لَا يَمۡلِكُونَ مِنۡهُ خِطَابًا ٣٧Eebaha Samada iyo Dhulka iyo waxa u dhexeeya waa Allaha Raxmaan ah, Hadal wax ku soocelinna ma jiro (Qiyaamada) يَوۡمَ يَقُومُ ٱلرُّوحُ وَٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ صَفًّاۖ لَّا يَتَكَلَّمُونَ إِلَّا مَنۡ أَذِنَ لَهُ ٱلرَّحۡمَٰنُ وَقَالَ صَوَابًا ٣٨Maalinta Jibriil iyo Malaa'igtu Saf istaagi wax hadli ma jiro Ruux Eebe idmo mooyee oo Hadal xaq ah ku hadla ذَٰلِكَ ٱلۡيَوۡمُ ٱلۡحَقُّۖ فَمَن شَآءَ ٱتَّخَذَ إِلَىٰ رَبِّهِۦ مَـَٔابًا ٣٩Maalintaasi waa sugantahay ee Ruuxii doona Eebe xaggiisa meeluu ku noqdo ha ka samaysto إِنَّآ أَنذَرۡنَٰكُمۡ عَذَابًا قَرِيبًا يَوۡمَ يَنظُرُ ٱلۡمَرۡءُ مَا قَدَّمَتۡ يَدَاهُ وَيَقُولُ ٱلۡكَافِرُ يَٰلَيۡتَنِي كُنتُ تُرَٰبَۢا ٤٠Waxaannu idiinka digaynaa Cadibaad dhaw Maalinta uu arki Ruux walba waxay Gacmihiisu hor marsadeen, Gaalkuna uu dhihi Shallaytadaydee maan Carro noqdo

الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.