بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
وَٱلنَّٰزِعَٰتِ غَرۡقًا ١Eebe wuxuu ku dhaartay Malaa'igta Nafta si daran uga siibta (gaalada) وَٱلنَّٰشِطَٰتِ نَشۡطًا ٢Iyo tan si fudud uga qaadda (mu'miniinta) وَٱلسَّٰبِحَٰتِ سَبۡحًا ٣Iyo Malaa'igta Hawada Dabbaalata (si amar fulin) فَٱلسَّٰبِقَٰتِ سَبۡقًا ٤Iyo tan u orotanta wanaagga فَٱلۡمُدَبِّرَٰتِ أَمۡرًا ٥Iyo kuwa Maamula amarka (Eebe) يَوۡمَ تَرۡجُفُ ٱلرَّاجِفَةُ ٦Maalinta ay gilgilan afuufka (hore) تَتۡبَعُهَا ٱلرَّادِفَةُ ٧Oyna raaci tii dambe (waa sugantahay) قُلُوبٌ يَوۡمَئِذٍ وَاجِفَةٌ ٨Qalbiyaduna Maalintaa way cabsan أَبۡصَٰرُهَا خَٰشِعَةٌ ٩Araggeeduna wuu dullaysnaan يَقُولُونَ أَءِنَّا لَمَرۡدُودُونَ فِي ٱلۡحَافِرَةِ ١٠Waxayna dhihi (Gaaladu) Ma raadkiibaa naloo celin (Adduunkii) أَءِذَا كُنَّا عِظَٰمًا نَّخِرَةً ١١Markaan noqonno Lafo duugoobay قَالُواْ تِلۡكَ إِذًا كَرَّةٌ خَاسِرَةٌ ١٢Waxay dheheen taasi waa noqosho khasaara ah فَإِنَّمَا هِيَ زَجۡرَةٌ وَٰحِدَةٌ ١٣Waa uun Hal Qaylo kaliya فَإِذَا هُم بِٱلسَّاهِرَةِ ١٤Dadkuna markaas ay Dhulka kor iman هَلۡ أَتَىٰكَ حَدِيثُ مُوسَىٰٓ ١٥Ma ku soo gaadhay warkii (Nabi) Muuse إِذۡ نَادَىٰهُ رَبُّهُۥ بِٱلۡوَادِ ٱلۡمُقَدَّسِ طُوًى ١٦Markii Eebe uga yeedahy Toggii barakaysnaa ee Dhuwa ٱذۡهَبۡ إِلَىٰ فِرۡعَوۡنَ إِنَّهُۥ طَغَىٰ ١٧Kuna yidhi u tag Fircoon wuu xadgudbaye فَقُلۡ هَل لَّكَ إِلَىٰٓ أَن تَزَكَّىٰ ١٨Oo ku dheh ma rabtaa inaad daahir noqotid وَأَهۡدِيَكَ إِلَىٰ رَبِّكَ فَتَخۡشَىٰ ١٩Oon Eebe Jidkiisa kugu hanuuniyo kana yaabtid فَأَرَىٰهُ ٱلۡأٓيَةَ ٱلۡكُبۡرَىٰ ٢٠Wuxuuna tusiyay (Nabi-Muuse) Aayad wayn فَكَذَّبَ وَعَصَىٰ ٢١Wuuse beeniyay oo caasiyay (Fircoon) ثُمَّ أَدۡبَرَ يَسۡعَىٰ ٢٢Wuuna jeedsaday isagoo xumaan la socda فَحَشَرَ فَنَادَىٰ ٢٣Wuxuuna kulmiyay (Askartii) una Qaylyay فَقَالَ أَنَا۠ رَبُّكُمُ ٱلۡأَعۡلَىٰ ٢٤Isagoo dhihi waxaan ahay Eebihiinna sare فَأَخَذَهُ ٱللَّهُ نَكَالَ ٱلۡأٓخِرَةِ وَٱلۡأُولَىٰٓ ٢٥Markaasaa Eebe Ciqaabay Aakhiro iyo Adduunba إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَعِبۡرَةً لِّمَن يَخۡشَىٰٓ ٢٦Arrintaasna waano yaa ugu sugan Ruuxii Eebe ka yaabi ءَأَنتُمۡ أَشَدُّ خَلۡقًا أَمِ ٱلسَّمَآءُۚ بَنَىٰهَا ٢٧Ma idinkaa daran abuuridda masc Samada Eebaa dhisay رَفَعَ سَمۡكَهَا فَسَوَّىٰهَا ٢٨Korna yeelay jurmigeeda ekeeyayna وَأَغۡطَشَ لَيۡلَهَا وَأَخۡرَجَ ضُحَىٰهَا ٢٩Habeenkeedana madoobeeyay Maalinteedana soo bixiyay (Ifiyay) وَٱلۡأَرۡضَ بَعۡدَ ذَٰلِكَ دَحَىٰهَآ ٣٠Dhulkana markaas ka dib fidiyay أَخۡرَجَ مِنۡهَا مَآءَهَا وَمَرۡعَىٰهَا ٣١Biyahiisa iyo Daaqiisana soo bixiyay وَٱلۡجِبَالَ أَرۡسَىٰهَا ٣٢Buurahana sugay مَتَٰعًا لَّكُمۡ وَلِأَنۡعَٰمِكُمۡ ٣٣Si aad idinka iyo Xoolihiinnu ugu nacfidaan فَإِذَا جَآءَتِ ٱلطَّآمَّةُ ٱلۡكُبۡرَىٰ ٣٤Markay timaaddo Musiibadii waynayd (qiyaamadu) يَوۡمَ يَتَذَكَّرُ ٱلۡإِنسَٰنُ مَا سَعَىٰ ٣٥Maalintaas Dadku way xusuusan waxay faleen وَبُرِّزَتِ ٱلۡجَحِيمُ لِمَن يَرَىٰ ٣٦Naarta Jaxiimana waxaa loo muujin Ruuxii Arki فَأَمَّا مَن طَغَىٰ ٣٧Ruuxiise xadgudba وَءَاثَرَ ٱلۡحَيَوٰةَ ٱلدُّنۡيَا ٣٨Nolosha Adduunyana doorta فَإِنَّ ٱلۡجَحِيمَ هِيَ ٱلۡمَأۡوَىٰ ٣٩Wuxuu ku dheelman Naarta Jaxiimo وَأَمَّا مَنۡ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِۦ وَنَهَى ٱلنَّفۡسَ عَنِ ٱلۡهَوَىٰ ٤٠Ruuxiise ka yaaba la kulanka Eebe Naftana ka reeba Hawada (xun) فَإِنَّ ٱلۡجَنَّةَ هِيَ ٱلۡمَأۡوَىٰ ٤١Wuxuu u dheelman Janno يَسۡـَٔلُونَكَ عَنِ ٱلسَّاعَةِ أَيَّانَ مُرۡسَىٰهَا ٤٢Waxay ku waydiin Saacadda (Qiyaamaha) markay sugnaan فِيمَ أَنتَ مِن ذِكۡرَىٰهَآ ٤٣Maxaa ku ogaysiiyay waqtigeeda إِلَىٰ رَبِّكَ مُنتَهَىٰهَآ ٤٤Eebe umbuu ku dhammaan ogaansheheedu إِنَّمَآ أَنتَ مُنذِرُ مَن يَخۡشَىٰهَا ٤٥Adugu waxaad tahay uun u digaha Ruuxii ka yaabi كَأَنَّهُمۡ يَوۡمَ يَرَوۡنَهَا لَمۡ يَلۡبَثُوٓاْ إِلَّا عَشِيَّةً أَوۡ ضُحَىٰهَا ٤٦Waxay la mid noqon Malintay arkaan (Qiyaamada) yagon nagaanin Galab iyo Barqin mooyeen (Addunka)