بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
وَٱلشَّمۡسِ وَضُحَىٰهَا ١Eebe wuxuu ku dhaartay Qorraxda iyo Barqinkeeda وَٱلۡقَمَرِ إِذَا تَلَىٰهَا ٢Iyo Dayuxu markuu Qorraxda raaco وَٱلنَّهَارِ إِذَا جَلَّىٰهَا ٣Iyo Maalintu markay ifiso وَٱلَّيۡلِ إِذَا يَغۡشَىٰهَا ٤Iyo Habeenku markuu daboolo (madoobaado) وَٱلسَّمَآءِ وَمَا بَنَىٰهَا ٥Iyo Samada iyo say u dhisantahay وَٱلۡأَرۡضِ وَمَا طَحَىٰهَا ٦Iyo Dhulka iyo suu u fidsanyahay وَنَفۡسٍ وَمَا سَوَّىٰهَا ٧Iyo Nafta iyo sida Eebe u ekeeyay فَأَلۡهَمَهَا فُجُورَهَا وَتَقۡوَىٰهَا ٨Una tusiyay Jidka xun iyo ka Eebe kayaabiddaba قَدۡ أَفۡلَحَ مَن زَكَّىٰهَا ٩Ee waxaa liibaanay Ruxii Naftiisa Daarhiriya وَقَدۡ خَابَ مَن دَسَّىٰهَا ١٠Waxaana khasaaray Ruuxii Naftiisa xumaan dhex galiya كَذَّبَتۡ ثَمُودُ بِطَغۡوَىٰهَآ ١١Thamuud waxay beeniyeen (xaqii) kibir dartiis إِذِ ٱنۢبَعَثَ أَشۡقَىٰهَا ١٢Marku tagay koodi xumaa (si uu hasha u dilo) فَقَالَ لَهُمۡ رَسُولُ ٱللَّهِ نَاقَةَ ٱللَّهِ وَسُقۡيَٰهَا ١٣Oo Rasuulkii Eebana ku yidhi, iska daaya Hasha Eebe iyo Cabbideeda فَكَذَّبُوهُ فَعَقَرُوهَا فَدَمۡدَمَ عَلَيۡهِمۡ رَبُّهُم بِذَنۢبِهِمۡ فَسَوَّىٰهَا ١٤Wayna beeniyeen Rasuulkii Hashiina way Dileen markaasaa Eebe si daran u caddibay Dambigooda dartiis وَلَا يَخَافُ عُقۡبَٰهَا ١٥Isagoon Eebe ka yaabaynin cidhib (iyo wax yeello)