ملة الإسلام

السورة 80 · 42 آية · Abdullah Hasan Jacob

سورة عبس باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة عبس (1,320 قارئاً)
مكيةسورة عبس٤٢ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

عَبَسَ وَتَوَلَّىٰٓ ١(Wejiguu)ururshay oo dhabarka jeediyey أَن جَآءَهُ ٱلۡأَعۡمَىٰ ٢Inuu halkaa ugu yimid indhoolihii وَمَا يُدۡرِيكَ لَعَلَّهُۥ يَزَّكَّىٰٓ ٣Oo maxaad ka og tahay waa intaasoo uu daahiriyo naftiisa أَوۡ يَذَّكَّرُ فَتَنفَعَهُ ٱلذِّكۡرَىٰٓ ٤Ama waansamo, oo waanadu wax tarto أَمَّا مَنِ ٱسۡتَغۡنَىٰ ٥Ma kan isu arka inuu isagu(kaa) maarmo فَأَنتَ لَهُۥ تَصَدَّىٰ ٦Miyaad adigu xaggiisa u jeedsaneysaa وَمَا عَلَيۡكَ أَلَّا يَزَّكَّىٰ ٧Oo eed kaama saarna haddii uusan daahirinba naftiisa وَأَمَّا مَن جَآءَكَ يَسۡعَىٰ ٨Ma kan se kuu yimid isagoo aad u dadaalaya وَهُوَ يَخۡشَىٰ ٩Oo isagu (Alle ka) cabsada فَأَنتَ عَنۡهُ تَلَهَّىٰ ١٠Miyaad adigu ka mashquuli كـَلَّآ إِنَّهَا تَذۡكِرَةٌ ١١Mayee, hubaal (kani) waa waano فَمَن شَآءَ ذَكَرَهُۥ ١٢Ee qofkii doona ha ku waano qaato فِي صُحُفٍ مُّكَرَّمَةٍ ١٣Wuxuu ku yaal kutub la sharfay مَّرۡفُوعَةٍ مُّطَهَّرَةِۭ ١٤Kor ah, la dahiray بِأَيۡدِي سَفَرَةٍ ١٥Ku jira gacmaha qorayaal (malaa’ig) كِرَامِۭ بَرَرَةٍ ١٦Sharaf leh oo baariyaal ah قُتِلَ ٱلۡإِنسَٰنُ مَآ أَكۡفَرَهُۥ ١٧Belo ha ku dhacdo aadmigee! Muxuu jazaar yahay مِنۡ أَيِّ شَيۡءٍ خَلَقَهُۥ ١٨Wax maxay ah buu ka abuuray مِن نُّطۡفَةٍ خَلَقَهُۥ فَقَدَّرَهُۥ ١٩Mani yar xaggeed, buu ka abuuray markaas qaddaray (isaga) ثُمَّ ٱلسَّبِيلَ يَسَّرَهُۥ ٢٠Markaas uga dhigay sahal marriinka ثُمَّ أَمَاتَهُۥ فَأَقۡبَرَهُۥ ٢١Haddana wuxuu sababaa inuu dhinto, oo u yeelaa qabri ثُمَّ إِذَا شَآءَ أَنشَرَهُۥ ٢٢Oo markuu doono wuu soo bixin كـَلَّا لَمَّا يَقۡضِ مَآ أَمَرَهُۥ ٢٣Mayee, ma uusan fulin Wuxuu amray فَلۡيَنظُرِ ٱلۡإِنسَٰنُ إِلَىٰ طَعَامِهِۦٓ ٢٤Ee qofku bal ha fiiriyo cuntadiisa أَنَّا صَبَبۡنَا ٱلۡمَآءَ صَبًّا ٢٥Sidee baan u soo shubnaa biyaha soo shubid badan ثُمَّ شَقَقۡنَا ٱلۡأَرۡضَ شَقًّا ٢٦Markaas Waxaan jeexnaa arlada jeexdin gaballo ah فَأَنۢبَتۡنَا فِيهَا حَبًّا ٢٧Oo sababnaa inay ka soo baxaan haruur وَعِنَبًا وَقَضۡبًا ٢٨Iyo cinabyo iyo naq وَزَيۡتُونًا وَنَخۡلًا ٢٩Iyo saytuun iyo geedo timireed وَحَدَآئِقَ غُلۡبًا ٣٠Iyo beero tanaad ah وَفَٰكِهَةً وَأَبًّا ٣١Iyo miro iyo caws مَّتَٰعًا لَّكُمۡ وَلِأَنۡعَٰمِكُمۡ ٣٢Sahay aad leedihiin idinka iyo xoolihiinnuba فَإِذَا جَآءَتِ ٱلصَّآخَّةُ ٣٣Markase ay qeylada dhego beelisada ah timaaddo يَوۡمَ يَفِرُّ ٱلۡمَرۡءُ مِنۡ أَخِيهِ ٣٤Maalintaa uu qofku ka carari walaalki وَأُمِّهِۦ وَأَبِيهِ ٣٥Iyo hooyadi iyo aabbihi وَصَٰحِبَتِهِۦ وَبَنِيهِ ٣٦Iyo xaaskiisa iyo ilmahiisa لِكُلِّ ٱمۡرِيٍٕ مِّنۡهُمۡ يَوۡمَئِذٍ شَأۡنٌ يُغۡنِيهِ ٣٧Qof walba oo ka mid ah, Maalintaas waxaa heysan doonta arrin ku filan وُجُوهٌ يَوۡمَئِذٍ مُّسۡفِرَةٌ ٣٨Wejiyo (qaar) Malintaas way ifi ضَاحِكَةٌ مُّسۡتَبۡشِرَةٌ ٣٩Iyagoo muusoon, ku faraxsan warka san وَوُجُوهٌ يَوۡمَئِذٍ عَلَيۡهَا غَبَرَةٌ ٤٠Oo wejiyo (kale) Maalintaas waxay ahaan kuwo booreysan تَرۡهَقُهَا قَتَرَةٌ ٤١Mugdi baa dabooli doona iyaga أُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡكَفَرَةُ ٱلۡفَجَرَةُ ٤٢Kuwaasi waa kuwa ah gaalada dambiilayaasha ah

الترجمة: Abdullah Hasan Jacob.