ملة الإسلام

السورة 80 · 42 آية · Mahmud Muhammad Abduh

سورة عبس باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة عبس (1,320 قارئاً)
مكيةسورة عبس٤٢ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

عَبَسَ وَتَوَلَّىٰٓ ١Wajiguu u uruuriyay oo jeedsaday (Nabigu) أَن جَآءَهُ ٱلۡأَعۡمَىٰ ٢Inuu u yimid kii Indhaha la'aa وَمَا يُدۡرِيكَ لَعَلَّهُۥ يَزَّكَّىٰٓ ٣Miyaad ogtahay inay u dhawdahay inuu hanuuno oo Daahir noqdo أَوۡ يَذَّكَّرُ فَتَنفَعَهُ ٱلذِّكۡرَىٰٓ ٤Ama uu xusuusto oy xusuustu anfacdo أَمَّا مَنِ ٱسۡتَغۡنَىٰ ٥Ruuxiise is deeqtoonaysiiya (islana waynaada) فَأَنتَ لَهُۥ تَصَدَّىٰ ٦Ma; Adaa u bambixi وَمَا عَلَيۡكَ أَلَّا يَزَّكَّىٰ ٧Maxaa kaa saaran hadduusan hanuunin وَأَمَّا مَن جَآءَكَ يَسۡعَىٰ ٨Ruuxiise kuu yimaadda isagoo dagdagi وَهُوَ يَخۡشَىٰ ٩Oo Eeba ka yaabi فَأَنتَ عَنۡهُ تَلَهَّىٰ ١٠Miyaad ka shuqloomi كـَلَّآ إِنَّهَا تَذۡكِرَةٌ ١١Saas ma; aha ee Aayadahani waa waano فَمَن شَآءَ ذَكَرَهُۥ ١٢Ruuxii doonana wuu ku waana qaadan فِي صُحُفٍ مُّكَرَّمَةٍ ١٣Waxay ku sugantahay (waanadu) Kutub Sharaf leh مَّرۡفُوعَةٍ مُّطَهَّرَةِۭ ١٤Oo la kor yeelay lana Daahiriyay بِأَيۡدِي سَفَرَةٍ ١٥Oy Gacanta ku hayaan Malaa'ig (wax qorta) كِرَامِۭ بَرَرَةٍ ١٦Sharafna leh oo baarri ah قُتِلَ ٱلۡإِنسَٰنُ مَآ أَكۡفَرَهُۥ ١٧Gaalo halla lacnado Gaalnima badanaa مِنۡ أَيِّ شَيۡءٍ خَلَقَهُۥ ١٨Muxuu Eebe ka abuuray kuwaas مِن نُّطۡفَةٍ خَلَقَهُۥ فَقَدَّرَهُۥ ١٩Dhibicbuu ka abuuray wuuna ekeeyay ثُمَّ ٱلسَّبِيلَ يَسَّرَهُۥ ٢٠Jidkana wuu u fudaydiyay ثُمَّ أَمَاتَهُۥ فَأَقۡبَرَهُۥ ٢١Markaasuu dilaa Qabrina ku Asturaa ثُمَّ إِذَا شَآءَ أَنشَرَهُۥ ٢٢Markuu doonana wuu soo bixin كـَلَّا لَمَّا يَقۡضِ مَآ أَمَرَهُۥ ٢٣Saas ma; aha (ee Dadku) wixii la faray ma yeelin فَلۡيَنظُرِ ٱلۡإِنسَٰنُ إِلَىٰ طَعَامِهِۦٓ ٢٤Dadku ha fiiriyo Cuntadiisa أَنَّا صَبَبۡنَا ٱلۡمَآءَ صَبًّا ٢٥Inaan Roob ku soo shubno ثُمَّ شَقَقۡنَا ٱلۡأَرۡضَ شَقًّا ٢٦Dhulkana markaas aan jeexno فَأَنۢبَتۡنَا فِيهَا حَبًّا ٢٧Kana soo bixinno Midho وَعِنَبًا وَقَضۡبًا ٢٨Iyo cinab iyo Daaqa (Xoolaha) وَزَيۡتُونًا وَنَخۡلًا ٢٩Iyo Zeytuun iyo Timir وَحَدَآئِقَ غُلۡبًا ٣٠Iyo Beerow waawayn وَفَٰكِهَةً وَأَبًّا ٣١Iyo Faakiho (khudaar) iyo Daaq مَّتَٰعًا لَّكُمۡ وَلِأَنۡعَٰمِكُمۡ ٣٢Si aad ugu intifaacdaan idinka iyo xoolihiinnu فَإِذَا جَآءَتِ ٱلصَّآخَّةُ ٣٣Markay Qayladii darrayd timaaddo (Suurka) يَوۡمَ يَفِرُّ ٱلۡمَرۡءُ مِنۡ أَخِيهِ ٣٤Waa maalinta Ruuxu ka carari Walaalkiis وَأُمِّهِۦ وَأَبِيهِ ٣٥Iyo Hooyadiis Iyo Aabihiis وَصَٰحِبَتِهِۦ وَبَنِيهِ ٣٦Iyo Haweeneydiisii iyo Carruurtiisii لِكُلِّ ٱمۡرِيٍٕ مِّنۡهُمۡ يَوۡمَئِذٍ شَأۡنٌ يُغۡنِيهِ ٣٧Ruux walbana Maalintaas waxaa shuqlin xaalkiisa وُجُوهٌ يَوۡمَئِذٍ مُّسۡفِرَةٌ ٣٨Wajiyaal Maalintaas way Nuuri (Farxi) ضَاحِكَةٌ مُّسۡتَبۡشِرَةٌ ٣٩Wayna Qosli oy bishaaraysan وَوُجُوهٌ يَوۡمَئِذٍ عَلَيۡهَا غَبَرَةٌ ٤٠Wajiyaalna Maalintaas waxaa ka muuqan Dulli تَرۡهَقُهَا قَتَرَةٌ ٤١Waxaana dabooli Madow (iyo naxdin) أُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡكَفَرَةُ ٱلۡفَجَرَةُ ٤٢Kuwaasina waa Gaalada Faasiqiinta ah (aadna u xun)

الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.