ملة الإسلام

السورة 79 · 46 آية · Abdullah Hasan Jacob

سورة النازعات باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة النازعات (1,353 قارئاً)
مكيةسورة النازعات٤٦ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلنَّٰزِعَٰتِ غَرۡقًا ١Waxaan ku dhaartay (malaa’igta) sida daran u soo siibta nafaha dambiilayaasha وَٱلنَّٰشِطَٰتِ نَشۡطًا ٢Oo waa igu kuwaa sida fudud u qaada (nafaha mu’miniinta) وَٱلسَّٰبِحَٰتِ سَبۡحًا ٣Oo waa igu kuwaa ku dabaasha hawada sare dabaalasho فَٱلسَّٰبِقَٰتِ سَبۡقًا ٤Misna kuwaa hormaray ee horay u socda فَٱلۡمُدَبِّرَٰتِ أَمۡرًا ٥Misna kuwaa isku duwa arrin (walba) يَوۡمَ تَرۡجُفُ ٱلرَّاجِفَةُ ٦Maalinta ay gilgilatadu gilgilan doonto تَتۡبَعُهَا ٱلرَّادِفَةُ ٧Oo ay raaci doonto tan xigta قُلُوبٌ يَوۡمَئِذٍ وَاجِفَةٌ ٨Quluub Maalintaas way gariiri أَبۡصَٰرُهَا خَٰشِعَةٌ ٩Indhahoodu rogan yihiin يَقُولُونَ أَءِنَّا لَمَرۡدُودُونَ فِي ٱلۡحَافِرَةِ ١٠Waxay (hadda) leeyihiin: Ma waxaa xaqiiq naloo soo celin doonaa xaaladdayadii hore (ee nolosha) أَءِذَا كُنَّا عِظَٰمًا نَّخِرَةً ١١Ma xitaa markaan noqonno lafo bololay قَالُواْ تِلۡكَ إِذًا كَرَّةٌ خَاسِرَةٌ ١٢Waxay yidhaahdaan: Taasi haddaba waxay ahaaneysaa noqosho khasaaro leh فَإِنَّمَا هِيَ زَجۡرَةٌ وَٰحِدَةٌ ١٣Xaqiiq waxay ahaan hal Qeylo uun فَإِذَا هُم بِٱلسَّاهِرَةِ ١٤Mise, markaa waxay ahaan doonaan (kuwo baraarugsan) dhulka guudkiisa هَلۡ أَتَىٰكَ حَدِيثُ مُوسَىٰٓ ١٥Miyuu ku soo gaaray warkii Muuse إِذۡ نَادَىٰهُ رَبُّهُۥ بِٱلۡوَادِ ٱلۡمُقَدَّسِ طُوًى ١٦Markuu Rabbigi uga dhawaaqay togga barakeysan ee Duwaa ٱذۡهَبۡ إِلَىٰ فِرۡعَوۡنَ إِنَّهُۥ طَغَىٰ ١٧Aad Fircoon, xaqiiq, wuu xadgudbay فَقُلۡ هَل لَّكَ إِلَىٰٓ أَن تَزَكَّىٰ ١٨Oo ku dheh: Ma dooneysaa inaad daahiriso naftaada وَأَهۡدِيَكَ إِلَىٰ رَبِّكَ فَتَخۡشَىٰ ١٩Oo aan kugu hanuunsho xagga Rabbigaa, si aad uga baqdo فَأَرَىٰهُ ٱلۡأٓيَةَ ٱلۡكُبۡرَىٰ ٢٠Oo wuxuu tusay Calaamddii Weyneyd فَكَذَّبَ وَعَصَىٰ ٢١Wuuse diiday (Xaqa) oo caasiyey ثُمَّ أَدۡبَرَ يَسۡعَىٰ ٢٢Markaasuu dib u jeestay isagoo dadaal ku jira فَحَشَرَ فَنَادَىٰ ٢٣Oo soo kulmiyey (dadkiisii), oo kor u dhawaaqay فَقَالَ أَنَا۠ رَبُّكُمُ ٱلۡأَعۡلَىٰ ٢٤Oo yidhi: Waa Aniga rabbigiin, sarreeya فَأَخَذَهُ ٱللَّهُ نَكَالَ ٱلۡأٓخِرَةِ وَٱلۡأُولَىٰٓ ٢٥Markaasuu Allaah ku dhigay ciqaab lagu tusaale qaato (xadgudubkii) dambe iyo tii hore darteed إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَعِبۡرَةً لِّمَن يَخۡشَىٰٓ ٢٦Hubaal (arrin)kani waxaa ugu sugan cibrad (digniin)mid kastoo ka cabsada Alle ءَأَنتُمۡ أَشَدُّ خَلۡقًا أَمِ ٱلسَّمَآءُۚ بَنَىٰهَا ٢٧Ma idinka baa adag in la idin abuuro, mise samada, waa uu dhisay رَفَعَ سَمۡكَهَا فَسَوَّىٰهَا ٢٨Wuxuu kor u qaaday saqafkeeda, oo simay وَأَغۡطَشَ لَيۡلَهَا وَأَخۡرَجَ ضُحَىٰهَا ٢٩Oo wuxuu ka yeelay mugdi habeenkee- da, oo soo saaray iftiinkeeda وَٱلۡأَرۡضَ بَعۡدَ ذَٰلِكَ دَحَىٰهَآ ٣٠Oo markaa kaddib wuxuu fidshay arlada أَخۡرَجَ مِنۡهَا مَآءَهَا وَمَرۡعَىٰهَا ٣١Wuxuu ka soo saaray biyaheeda iyo baadkeeda وَٱلۡجِبَالَ أَرۡسَىٰهَا ٣٢Oo buuraha, waa uu dhidbay مَتَٰعًا لَّكُمۡ وَلِأَنۡعَٰمِكُمۡ ٣٣Sahay aad leedihiin idinka iyo xoolahiinnuba فَإِذَا جَآءَتِ ٱلطَّآمَّةُ ٱلۡكُبۡرَىٰ ٣٤Markase ay timaaddo musiibada weyni يَوۡمَ يَتَذَكَّرُ ٱلۡإِنسَٰنُ مَا سَعَىٰ ٣٥Maalinta uu Aadmigu xusuusan wuxuu dadaal ku bixiyey وَبُرِّزَتِ ٱلۡجَحِيمُ لِمَن يَرَىٰ ٣٦Oo Naarta loo muujiyo qof (waliba) oo arkaya فَأَمَّا مَن طَغَىٰ ٣٧Ee ma qofka isagu xad gudba وَءَاثَرَ ٱلۡحَيَوٰةَ ٱلدُّنۡيَا ٣٨Oo door bida nolosha adduunkan فَإِنَّ ٱلۡجَحِيمَ هِيَ ٱلۡمَأۡوَىٰ ٣٩Hubaal, Naarta waa hoygiisa وَأَمَّا مَنۡ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِۦ وَنَهَى ٱلنَّفۡسَ عَنِ ٱلۡهَوَىٰ ٤٠Ma kan se ka cabsada hor istaagga Rabbigi, oo ka reeba nafta u iilasho (xun) فَإِنَّ ٱلۡجَنَّةَ هِيَ ٱلۡمَأۡوَىٰ ٤١Hubaal Jannada- waa hoygiisa يَسۡـَٔلُونَكَ عَنِ ٱلسَّاعَةِ أَيَّانَ مُرۡسَىٰهَا ٤٢Waxay wax kaa weydiiyaan (Muxammadow) Saacadda (Qiyaame), waa goorma goortay dhaceyso فِيمَ أَنتَ مِن ذِكۡرَىٰهَآ ٤٣Ma adiga baa (cilmi) u leh aad ku sheegto إِلَىٰ رَبِّكَ مُنتَهَىٰهَآ ٤٤Waa xagga Rabbigaa halka ay ku dhammaan (ogaanshaheeda) إِنَّمَآ أَنتَ مُنذِرُ مَن يَخۡشَىٰهَا ٤٥Waxaad uun tahay u dige kuwa ka baqa كَأَنَّهُمۡ يَوۡمَ يَرَوۡنَهَا لَمۡ يَلۡبَثُوٓاْ إِلَّا عَشِيَّةً أَوۡ ضُحَىٰهَا ٤٦Maalinta ay arkayaan, waxay ahaan sida inaysan ku negaaadin (adduunka) waxaan ahayn galab ama barqadeed

الترجمة: Abdullah Hasan Jacob.